Qeexid

"Soomaali ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomaaliyee oo kali ah:
  • Sanadguuradii 67-aad ee Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu qabtay.
  • Laga soo bilaabo xiligii Dawladdaha Soomaaliyeed ay curteen wixii ka dambeeyay 1960kii, waxaa dhowr jeer soo degay deegaanka Degamda Luuq qaxootiga gudaha oo ah kaas oo gurmad looga fidiyey meelo badan oo wadanka ka mid ah.