Qeexid
"Midab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho."
"Midab caddaan iyo guduud furan isugu jira oo geelu yeesho."
Wadaag:
Dadka Soomaaliya deggen ama ku hadla af-soomaaliga.
m.dh
Wadaag:
Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo.
Xabagta geedka malmalka.
m.l
Wadaag:
Geedgaab laamo iyo caleemo dhuudhuuban oo duf cadi ku rogan tahay leh, kana mid ah dhirta wax lagu daaweeyo. ld soome, soone.
m.l
Wadaag: