Qeexid

"Nafley cunta u diidid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soomi oo kali ah:
  • Golaha Amaanka ayaa ku dhiiri geliyay dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya in ay ka shaqeeyaan nabadgelyada isla markaana waxaa loogu baaqay in ay ka shaqeyso sidii uu u qabsoomi lahaa shirka dib u heshiisiinta Qaran ee dib loo dhigay.
  • Waa inaynu ka gaashaamanaa oo aanay dhicin in wakhtigii Xukuumadda loo kordhiyay dhamaado, doorasho Madaxweynana qabsoomi kari weydo, sababaha aanu kor kusoo xusnay aawadeed.