Qeexid

"Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii."

Qeexid Kale

Qadoodi.

Qeexid Xigta

Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga soon oo kali ah:
  • Waxaa la ogsoon yahay in dhalinyarada ay yihinn kuwa wax dhisi kara waxna dumin kara, waxaa kaloo jirta in dhalinyarada ay ka qeybqaadan karaan soo celinta amniga guud ee Gobollada ku bahoobay Maamulka Puntland.
  • Sidoo kale, Musveni wuxuu sheegay in ciidamada ay u dirayaan Somalia ay yihiin kuwo dhawaan dhameystay tababar ciidan, isagoo xusay inuu ku kalsoon yahay inay wax ka qaban karaan xaaladda dalka Somalia.