Qeexid
"Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; gasyar."
"Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; gasyar."
Wadaag:
Qof qabiil tira badan ka dhashay oo gobnimo ku faano.
Qabiil tiro badan.
m.l
Wadaag:
Ciyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Afgooye oo leh sacab iyo biro layska garaaco.
m.l
Wadaag:
S. ah: gabar ku jirta da'da 15-18 sano oo aan weli hilibeysan.
m.dh.kh
Wadaag:
Nooc suuska aan duulin ka midah, madow oo af dheer leh.
m.l
Wadaag:
Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii.
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad.
Qadoodi.
m.l
Wadaag:
Qofka sooryada bixinaya.
Qaybiye; kalabbare.
Sinji noolaha ka mid ah kaasi oo dushiisa ama gudihiisa uu ku noolyahay dulin, marka uu qaangaadhana dhaawac uu geysta ama dila.
m.l
Wadaag:
Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo caddaynaysa meesha mid ku dhammaado midna ka billaawdo; soohdin; xudduud; xad.
Dhul laga xayiro daaq-sinka xilliga doogga ah si loo daaqo jiilaalka.
m.l
Wadaag:
Nafley yar oo dabada dhogor badan ku leh oo dabagaallaha u eg. ld saangur.
m.dh
Wadaag:
Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal.
m.dh
Wadaag:
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo.
m.l
Wadaag: