Qeexid
"Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo."
"Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad oo u dhexeysa soondheere iyo soonfur lana soomo."
Wadaag:
Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii.
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad.
Qadoodi.
m.l
Wadaag:
Marka ilmuhu caloosha galaan iyo marka ay dhashaan muddada u dhexey-sa.
m.l
Wadaag:
Nafley yar oo dabada dhogor badan ku leh oo dabagaallaha u eg. ld saangur.
m.dh
Wadaag:
S. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku kordhin.
m.l
Wadaag:
Bilaha dayaxa oo soomaalidu tirsato tooda tobnaad ee u dhexeysa soonqaad iyo sidataal.
m.dh
Wadaag:
soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
Wadaag:
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda siddeedaad oo u dhexeysa rajab iyo soonqaad; gasyar.
m.l
Wadaag: