Qeexid
"Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo."
Qeexid Xigta
Gasiin; cunto.
"Galley ama meseggo shiidan oo la kariyo."
Gasiin; cunto.
Wadaag:
Qofka sooryada bixinaya.
Qaybiye; kalabbare.
Sinji noolaha ka mid ah kaasi oo dushiisa ama gudihiisa uu ku noolyahay dulin, marka uu qaangaadhana dhaawac uu geysta ama dila.
m.l
Wadaag:
Cayayaan duula, afar baal leh, duqsiga u eg wax yarna ka weyn, xoolaha dhiigga ka nuugga oo cudur ku reeba.
Buntuq afkiisa mindi ka taagan.
m.l
Wadaag:
Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid.
Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cunto la siiyo dad marti ah.
Hanti la siiyo gabar la soo doontay tolkeed.
m.dh.u
Wadaag:
Wax si isla eg loo qaybiyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
Wadaag:
S. leh: qof had iyo jeer caato ah oo aan cuntadu hilib ku kordhin.
m.l
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
qr.fk
Wadaag:
(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
m.l
Wadaag:
Si aan eex lahayn wax u xukumid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: