Qeexid

"Cunto la siiyo dad marti ah."

Qeexid Xigta

Hanti la siiyo gabar la soo doontay tolkeed.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sooryo oo kali ah:
  • Haweenka Arabsiyo ayaa kulankaas ku soo bandhigay sooryo raashin laga sameeyay dalagyada ka baxa dalkeena, caano, hilib, iyo subag oo dhammaantood ah waxsoo-saarka degaanka Arabsiyo ee degmada Gebilay.