Qeexid
"soosare aasaasi ah m.l Noole loo tixgeliyo inuu il-tamareed u yahay noolayaasha ka sarreeya, marka laga eego dhinaca silsiladda cuntada. Tus. “Dhirta cagaaran, kuwaasoo tamarta ilayska u beddela tamar kiimikeed”."

Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) (riw.) Riwaayad, filin iwm qofka samayskeeda isku dubbarida ee soo saara.
m.l
Wadaag:
Qofka sooryada bixinaya.
Qaybiye; kalabbare.
Sinji noolaha ka mid ah kaasi oo dushiisa ama gudihiisa uu ku noolyahay dulin, marka uu qaangaadhana dhaawac uu geysta ama dila.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda.
(kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
m.dh
Wadaag:
soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha.
Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho.
qr.fk
Wadaag: