Qeexid

"Qaylo; buuq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sooyaan oo kali ah:
  • Tani waxay danta igu qasabtay in aan buugga magaciisa la dhaho: Singal Maadar (Single Mother) ee uu qoray nin lagu magacaabo Samatar Sooyaan aan islamarkiiba dhaqso u dalbado, si aan u akhristo, uga dhergo.
  • GAALKACAYO: “Mas’uuliyiinta amniga Danbiilayaashii keena ama Dega” By; Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan.