Qeexid
"Qaylo; buuq."
"Qaylo; buuq."
Wadaag:
(-llo, m.dh) (taar.) Wixii la soo maray oo jiilba uu jiil ka soo gaaray; dhacdooyin taariikheed oo isdabayaal keydintood ama sahamo.
m.l
Wadaag:
Nasiino iyo joogsad la'aan.
Xasillooni la'aan; wareer.
m.dh
Wadaag:
Tiiraarka islaamka kooda afaraad oo muslinka faraya in bisha ramadaan soddonkeeda wax la cuno iyo wax la cabbo laga fogaado maalintii.
Bilaha dayaxa ee soomaalidu tirsato tooda sagaalaad ee u dhexeysa soondheere iyo soonfur, lana soomo; soonqaad.
Qadoodi.
m.l
Wadaag:
Awood qarsoon oo qofka la socotadhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna unoqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo;nasiib; hoodo.
m.l
Wadaag:
Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid.
Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan1, diryaan1, diyaan1.
m.l
Wadaag:
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
m.dh
Wadaag:
Dhawr geeddi, aan kala go' lahayn, oo meel fog loogu guuro.
H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.
m.l
Wadaag:
soo dhac m.l (kiim.) Saxarro kaahfaleed oo ka soo dhaca atmoosfeerka marka uu qarax bu'eed dhaco.
Wadaag: