Qeexid

"Armaa, billaa, malaha. Tus. “Sow sidaa ma aha? Sowtaad tiri waan imaa-naya? Sow iga tagee.” ld saw, show, soo1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sow oo kali ah:
  • Iyadoo la marayo qarnigii 21aad sow la yaab ma aha shaqsi aqoonyahan sheeganaya oo ku xiiqsan afar dhibic shan iyo annaga reerkeenna oo daba habhable qabqable uu aqriska alifku ku adagyahay?
  • Dahir Caddow Calasow oo ku heyb ah Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku adkeystay inuu wali yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe..