"Laqanyo."
Wadaag:
Laqanyo da reemid.
f.mg1
-xay, -xday
eeg sudeex2.
m.f.dh
(-fyo, m.dh) Sabool.
m.l
Xishood.
Waddo yar oo dhex marta geedo bahalla galeen ah.
Dhul dhir dhaadheer oo ciriiri ah leh oo aan la geli karin.
m.dh
Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago.
Warbixin been ah.