Qeexid
"Laqanyo da reemid."
[-xay, -xday]
sudeex2 ay
sudeex2 day
f.mg1"Laqanyo da reemid."
Wadaag:
(f.g) Wax dhex taraarid.
(f.mg) Xishood dareemid.
f.g
-xay, -xday
Wadaag:
Waddo yar oo dhex marta geedo bahalla galeen ah.
Dhul dhir dhaadheer oo ciriiri ah leh oo aan la geli karin.
m.dh
Wadaag:
Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo u jeedin.
Warbixin been ah sheegid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: