Qeexid
"Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber."
Qeexid Kale
(-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.
Qeexid Xigta
Maar.
"Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber."
(-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.
Maar.
Wadaag:
ld sufur
Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah.
Hoog; belo. ld sufuul, suluf.
m.dh
Wadaag:
Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.
m.l
Wadaag: