Qeexid
ld suful.
ld suful.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld sufur
Qeexid Xigta: Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah.
Qeexid Kale: Hoog; belo. ld sufuul, suluf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Wax dhammaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld suful (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber.
Qeexid Xigta: Maar.
Qeexid Kale: (-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Wax kor u tafid.
Qeexid Xigta: Wax dushiisa ku boodid.
Qeexid Kale: Haweeney kufsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-iyo, m.dh) Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.kh
Qeexid: S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: /2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Wax baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh.kh S. ah: midab aad u madow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld shukul1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld shukul2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld sunsun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Habaas; firo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]