Qeexid

"Aan ku xidhnayn, kana xor ah dhammaan astaamaha ku xeeran."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sugan oo kali ah:
  • Lix ka mid ah kooxahaas burcad badeedka ayaa waxaa ku socoto maxkamadeyn, kuwaasoo ku sugan Magaalada Paris ee dalka Faransiiska.
  • Kulamada baarlamaanka DF ayaa baaqday dhowr jeer, iyadoo ay xaadiri waayeen inta badan mudanayaasha ku sugan Muqdisho, iyadoo furitaankii shirka lagu weydiiyay Madaxweyne Sh.