Qeexid
/dh.kh S. ah: midab aad u madow.
/dh.kh S. ah: midab aad u madow.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax imaatinkooda dhawrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Yaraan; guridambays; cirrannuug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax xaqiiqdooda helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Wax dhammaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (xis.) Fansaar laga soo diray taxane labajibbaarane ah iyada oo la isku dhufto la isuna geeyo dhammaan kutirsaneyaasha si loo helo hal tiro oo keliya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: sugukuun fk. Wax tiradoodu aad u yartahay ama dhiciddoodu adagtahay; wax lagu diimo; dhif.
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld shukul2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld sunsun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Habaas; firo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -glaa, -glayd
Qeexid: Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld sugitaan, sugniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sug. ld sugitaan, sugniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld sufur
Qeexid Xigta: Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah.
Qeexid Kale: Hoog; belo. ld sufuul, suluf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Aan ku xidhnayn, kana xor ah dhammaan astaamaha ku xeeran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld shukul1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh.u Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld suful.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Sugidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]