[-day, -dday]
sujuud2 ay
sujuud2 day
"Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid."
Wadaag:
(-do, m.l) Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.
m.dh
eeg sujuud2.
m.f.dh
Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan.
Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.