"eeg sujuud2."
Wadaag:
(-do, m.l) Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo.
m.dh
Iyadoo Ilaah la caabudayo wejiga dhulka saarid.
f.mg1
-day, -dday
Kul aad u badan oo qorraxeed.
m.l
eeg fuud2.
m.f.dh
ld muud1.
eeg luud.
eeg cuud2.