Qeexid
"Wax sukul lagu sameeyay ahaansho (badar). ld shukulan2."
[-lnaa, -lnayd]
sukulan naa
sukulan nayd
f.mg4"Wax sukul lagu sameeyay ahaansho (badar). ld shukulan2."
Wadaag:
eeg sukulan. ld shukul-naan, shukulnaansho, sukulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax sukuliye ku tumasho.
Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho.
Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.
f.g3
-ushay, -ulatay
Wadaag:
Nooc maansada ka mid ah oo markii la qaadayo lacayaaro.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah.
Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke2.
m.l
Wadaag: