Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Tib weyn oo badarka lagu sukulo."
"(-yayaal, m.l/dh) Tib weyn oo badarka lagu sukulo."
Wadaag:
Wax sukuliye ku tumasho.
Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho.
Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.
f.g3
-ushay, -ulatay
Wadaag:
Wax sukul lagu sameeyay ahaansho (badar). ld shukulan2.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
eeg sukulan. ld shukul-naan, shukulnaansho, sukulnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Weel macdan ka samaysan, af ballaaran leh oo cuntada lagu karsado; digsi. ld surfiyo, sufriyad, sufriye, sufriyo.
m.l
Wadaag: