Qeexid
"Hawl si dhaqso leh u deddejin."
[-iyay, -isay]
sulb yay
sulb say
f.g2"Hawl si dhaqso leh u deddejin."
Wadaag:
S. ah: wax aan xanaf lahayn.
(- byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn.
(-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.
m.l
Wadaag:
Heshiis.
S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
m.l
Wadaag:
Meel siman oo aan xanaf lahayn ka sidbasho.
f.mg3
-xaday, -xatay
Wadaag:
(iyay, -isay) Ciil iyo murugo cid ku beerid. ld qulubsii.
f.g2
Wadaag:
Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Neef ida ah oo asoollan wan doonasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag: