Qeexid
"Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid."
[-day, -dday]
sulufaad2 ay
sulufaad2 day
f.g1"Dhibaato, oon iyo colaadi keeneen la kulmid."
Wadaag:
S. ah: wax aan xanaf lahayn.
(- byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn.
(-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.
m.l
Wadaag:
Heshiis.
S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
m.l
Wadaag: