Qeexid
"Meel siman oo aan xanaf lahayn ka sidbasho."
[-xaday, -xatay]
sulx aday
sulx atay
f.mg3"Meel siman oo aan xanaf lahayn ka sidbasho."
Wadaag:
Wejiga korkiisa, labada meelood oo kor u jiidan oo aan timaha lahayn ee foodda labadeeda dhinac ku taal. ld salxanyo.
m.l
Wadaag:
S. ah: wax aan xanaf lahayn.
(- byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn.
(-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.
m.l
Wadaag:
Heshiis.
S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.
m.l
Wadaag:
Neef ida ah oo asoollan wan doonasho.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Lax wan u taga u baahan ahaansho; asoollan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: