Qeexid
"Nooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool."
"Nooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool."
Wadaag:
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Maro duf leh oo badanaa suuf ka samaysan oo biyaha laysaga tirtiro.
m.l
Wadaag:
eeg sumcan. ld sumca naansho sumcanaansho m.l/dh ld sumcanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la sumcay ahaansho (badar).
f.mg1
-naa, -nayd
Wadaag:
Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f.g1
-mcay, -macday
Wadaag:
Gumuca xabbadda.
Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nin dhaxaltooyo ahaan dawlad ama qolo madax ugu ah, oo aan la dooran; boqor.
m.l
Wadaag:
(sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
m.l
Wadaag:
suubaan marawaxadeed m.l (jool.) Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed.
Wadaag: