Qeexid

"Gumuca xabbadda."

Qeexid Xigta

Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sumac oo kali ah:
  • "In qof lacag laga qaato waxay keenaysaa sumacad-daro ku timaada Ururka, waan ka digayaa, sarkaalkii lagu helana waxaa marsiin doonaan sharciga" ayuu yiri Sh.
  • Guurtidu waa Gole qaran, Xeerkani sumacadooda kor u qaadid mooye, waxba u dhimi waayo.