Qeexid
"Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan."
[-mcay, -macday]
sumac2 cay
sumac2 acday
f.g1"Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan."
Wadaag:
Gumuca xabbadda.
Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m.l
Wadaag:
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Wax macaan ahaansho.
Cano dhay eh ahaansho.
Wax cayilan ahaansho (neef).
f.mg4
-caa, -cayd
Wadaag:
Nafley sun siin.
Wax sun ku darid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: