Qeexid
"ld summad1."
"ld summad1."
Wadaag:
Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco.
Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan. ld sumad1.
m.dh
Wadaag:
Gumuca xabbadda.
Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m.l
Wadaag:
Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f.g1
-mcay, -macday
Wadaag:
Xoolo iwm calaamad lagu kala sooco u yeelid. ld sumad2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Dhagax midab madow leh oo haddii la isku dhufto dab dhala oo buuraleyda laga helo.
Jiididda la jiido shaqal af carabi ah marka lagu dhawaaqayo. ld med1.
m.l
Wadaag:
(-dad, m.l) Astaanta muujisa in shibbanuhu uu labalaabanyahay (far carbeedda).
m.l
Wadaag:
Nafley sun siin.
Wax sun ku darid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: