Qeexid
"Summad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo."
"Summad alif ah oo xoolaha sinta looga dhigo."
Wadaag:
Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Gumuca xabbadda.
Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m.l
Wadaag:
Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f.g1
-mcay, -macday
Wadaag:
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
m.dh
Wadaag: