Qeexid
"Cid sumalhaad ku ridid."
[-iyay, -isay]
sumalhaad yay
sumalhaad say
f.g2"Cid sumalhaad ku ridid."
Wadaag:
Wax hiyikacsan ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f.g1
-mcay, -macday
Wadaag:
Gumuca xabbadda.
Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m.l
Wadaag:
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
m.dh
Wadaag: