Qeexid

"ld sumayn."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sumays oo kali ah:
  • Waayuhu waa sumaysnaa, siyaasadduna waa silloonayd; gabbal baa u sii dumayay dawlad ku sheegtii jirtay.
  • Kalluunka ay sumaysay merkurida lagu daadiyay badaha waxaa kale oo xannuuno iyo bukaano aan hore looga aqoon ku keeneen dhulal kale oo leh bado, sida Kanada, Faransiiska iyo Talyaaniga.