Qeexid
"Ur udgoon oo la jeclaysto."
"Ur udgoon oo la jeclaysto."
Wadaag:
Nooc gooryaanka ka mid ah oo xubnaha uurka qaarkood gala oo barariya.
Wan tuman.
Nacas; doqon.
m.l
Wadaag:
Ciid cad oo nadiif ah oo xeebaha badda laga helo.
S. ah: qof araggiisa la karahsado.
m.l
Wadaag:
Shimbir weyn oo shimbiraha rabshiga dhiga ka mid ah.
m.dh
Wadaag: