Qeexid
"Nooc gooryaanka ka mid ah oo xubnaha uurka qaarkood gala oo barariya."
Qeexid Kale
Nacas; doqon.
Qeexid Xigta
Wan tuman.
"Nooc gooryaanka ka mid ah oo xubnaha uurka qaarkood gala oo barariya."
Nacas; doqon.
Wan tuman.
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Ur udgoon oo la jeclaysto.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Baali; areebo; basari.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
ld summad1.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
(-untay, -umadday; -unti) ld summad2.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
(-llo, m.dh) Wan qoor ah oo idaha loo hayo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Badar tumasho.
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-caday, -catay
Wadaag:
Nafley sun siin.
Wax sun ku darid.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Sumayn.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Gumuca xabbadda.
Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax sumaysan noqosho.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-mcay, -macday
Wadaag: