Qeexid

"Nafley sun siin."

Qeexid Xigta

Wax sun ku darid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sumee oo kali ah:
  • Waa kuwii u suuro geliyey inuu baddeena sumeeyo, cuduro aad u qatar ah oo aan weligii lagu arkin Soomaaliya ku riday shacbigeena.
  • Meles ayaa sheegay inuu rumeysan yahay kooxaha uu Mareykanka u gaarsanyo ee argagaxisada ah inay dalka Somalia soo galeen kadib markii Maxkamadaha Islaamiga ay casumeen dagaalyahanada Islaamiyiinta ah.