Qeexid

"Calaamad xoolaha lagu dhigo oo lagu kala sooco."

Qeexid Xigta

Lambarrada iyo xuruufta diiwaansan ee la siiyo warqadaha xafiisyadu isu diraan. ld sumad1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine