Qeexid
"Habaas; firo."
"Habaas; firo."
Wadaag:
ld sufur
Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah.
Hoog; belo. ld sufuul, suluf.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Sawir ama koobi laga sameeyo qoraal asal ah.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhar midab leh oo qaali ah oo badanaa dumarku qaato.
m.l
Wadaag: