Qeexid

"(-rar, m.l) Luqun; qoor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sur oo kali ah:
  • Wuxuu yiri, ‘In koor surka looga lulo ma xumee balse waa tuma ciddii u suri laheyd?"
  • Hay'ada Elman ayaa tirakoobkan ka soo heshay goobaha caafimadka balse oganshaha dhimashada rasmiga ah ayaa adag taas oo surtagal ka dhigi karta in cadadku badnaado.