Qeexid
"Xarig dheer oo saan ka samaysan oo wax lagu raro."
"Xarig dheer oo saan ka samaysan oo wax lagu raro."
Wadaag:
/dh Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Alaabta guriga inta duubmi karta sida dermooyinka, rarada, kebdaha iwm.
m.dh
Wadaag:
Muuqaal ama qaab qof leeyahay.
(-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Badar wax la qooyay oo jilcay noqosho.
Maro muddo biyo ku dhex jirid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax meel laga lulay ahaansho.
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Weelasha miyiga laga isticmaalo, inta siddada leh oo meel la suran karo.
m.dh
Wadaag: