Qeexid
Wax meel laga lulay ahaansho.
Qeexid Xigta
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Wax meel laga lulay ahaansho.
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: /dh Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Weelasha miyiga laga isticmaalo, inta siddada leh oo meel la suran karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax siddo leh meel ka soo laalaadin.
Qeexid Xigta: Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Malabka dhurduhu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Luqun; qoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg suro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Badar wax biyo laga shuuray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg suran. ld surnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax meel ka soo laalaadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sur3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax neeftu ku xirantay ahaansho (san).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Ku s.: wax khatalmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) La m.: si asaraar ku jiro cid ula doodid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bariis karsan oo dhir midabbo leh lagu daray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Harraad aad u badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax neeftu ku xirantay noqosho (san).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la furay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Aan ku xidhnayn, kana xor ah dhammaan astaamaha ku xeeran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]