Qeexid
"Cid wax ka sirasho."
[-cday, -catay]
surbac day
surbac atay
f.g3"Cid wax ka sirasho."
Wadaag:
Maalinta afraad ee toddobaadka,una dhexeysa talaadada iyo khamiista.
m.dh
Wadaag:
Wax siddo leh meel ka soo laalaadin.
Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Koox xiddigo ah, cadcad oo ku yaal lixaha iyo cadaadda agtooda, meel aan diillincaanoodda ka fogayn.
Koox lo' ah.
m.l
Wadaag: