"Bariis karsan oo dhir midabbo leh lagu daray."
Wadaag:
eeg suran. ld surnaansho.
m.f.dh
eeg surbac.
Wax meel laga lulay ahaansho.
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Nooc kalluunka ka mid ah oo jaballada ku nool.
m.dh.u
Ul yar nafley ku tumid.
f.g1
-cay, -cday
Cid wax ka sirasho.
f.g3
-cday, -catay
ld surbacasho.
m.l
eeg surbaco. ld surba-cad.
Rafaad la kulmid.
f.mg1
-day, -dday
Rafaad; dhibaato.
eeg surbacaad2.