Qeexid

"Wax meel ka soo laalaadsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suro oo kali ah:
  • Hiiraale iyo maleeshiyadiisii ayay u surogashay inay si dirqi ah kaga gudban Gobolka J/hoose, iyadoo dagaalkii ugu khasaaraha badnaa uu ka dhacay deegaanno u dhexeeya Qooqaani iyo Afmadow.
  • Halgame Cabdullaahi Ciise Maxamuud waxa uu ku guulestay in Qaramada Midoobay uu ku qanciyo in la isfeersuro calanka Taliyaaniga iyo kan Soomaaliya sanadkii 1954tii.