Qeexid

"(-ro, m.l) Marin ciriiri ama halis ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sursuur oo kali ah:
  • Ma anaa sursuur iyo saymo gala, Ma anaa salsala maanay sanqadhi siko igu tidhaa, Ma anaa ka siga soohdintaan lahaa.
  • Ma anaa sursuur iyo saymo gala, Ma anaa salsala maanay sanqadhi siko igu tidhaa, Ma anaa ka siga soohdintaan lahaa.