Qeexid
"ld surin."
"ld surin."
Wadaag:
Maaddo haddii ay jirka nafleyda gasho ama oogada gaarto loo dhinto ama lala bukoon karo; waabaayo.
m.dh
Wadaag:
Xarig dhuuban, dun ka samaysan oo wiilasha yaryar dhexda loogu xiro kaddib marka la gardaadiyo.
m.l
Wadaag:
Wax siddo leh meel ka soo laalaadin.
Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Jirrooyinka dhimirka nooc ka mid ah oo dadka ka gariirsiiya. ld suruciye.
m.dh
Wadaag:
Qaab awrta qooqani u dagallamaan oo ah luqun isku marid iyo qaniinyo; daro.
(-ooyin, ml.) Dhiil yar oo caanaha lagu shubto.
ld surin.
m.dh
Wadaag:
qurun noqday waxa ka soo ura, kankama, daaca; qurun. ld qarmuun1, qurmoon1, qurun1.
Wadaag:
susun joometeri m.l (xis.) Susun saamiga u dhexeeya tibix kasta iyo tan ka horreysa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa saamiga ay wadaagaan. Dansaanka susun joometeri waa sidan: a, ar, ar2, a3, a4,..., an taas oo r ay tahay saamiga ay wadaagaan, a na tibixda koowaad.
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun2.
f.mg1
Wadaag:
/dh Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Wax meel laga lulay ahaansho.
Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-nno, m.dh) Marin ciriiriyon ama yer. ld surmo (3), surun.
m.l
Wadaag:
Nooc cayaaraha ka mid ah oo jiib iyo jaan leh oo dumarku cayaaraan.
m.l
Wadaag: