Qeexid

"(-llo, m.dh) Dhar badanaa raggu qaato oo lugaha ilaa dhexda qariya; targal. ld surweel."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga surwaal oo kali ah:
  • Waxaa iyana maalin walba aanu aragnaa wadaad xidhan dharka dhaqan ahaan ay xidhaan bakistaaniyiinta (bashtuuga) ee ka kooban shaatiga wayn iyo surwaalka kubka ku jooga.
  • Waa madaxweynaha oo kildhi degta u sodhan yahay. surwaal kaaki ah oo goo'ga'an labisan, qori AK ahna sita.