Qeexid

"Wadiiqo yar oo ciriiri ah."

Qeexid Xigta

Qaab loo qoolo xargaha oo leh siriq isku roorta oo xoolaha toojada ah lagu qabto.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suryo oo kali ah:
  • Wayse dhaantaa qarda-jeex iyo in suryo oodan ah daawo laga raadinayo lagu habsaamo - waa laf cad oo toobin lagu hayo.”
  • Habar ku gabanaysay suryo yar oo u dhow daarta looga taliyo Jamhuuriyadda Shankaroon-land ayaa raadyaowga u sheegtay in Muuse Caddo iyo colkiisa ay Shankaroontu gosha gelisay si ay uga qariso C/laahi Beer-loox.