Qeexid
"ld sunsun."
[-umay, -untay]
susun2 may
susun2 ntay
f.mg1"ld sunsun."
Wadaag:
susun aritmatig m.l (-sumo ..., m.l) (xis.) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.
Wadaag:
susun joometeri m.l (xis.) Susun saamiga u dhexeeya tibix kasta iyo tan ka horreysa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa saamiga ay wadaagaan. Dansaanka susun joometeri waa sidan: a, ar, ar2, a3, a4,..., an taas oo r ay tahay saamiga ay wadaagaan, a na tibixda koowaad.

Tax tiro ah oo midba kan ka horreeya ka badantahay ama ka yartahay tirooyin isla eg.
m.dh
Wadaag:
Maaddo haddii ay jirka nafleyda gasho ama oogada gaarto loo dhinto ama lala bukoon karo; waabaayo.
m.dh
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun2.
f.mg1
Wadaag:
(-iin, m.dh) Qof sunnadii Nabi Maxamed (n.k.h.a.) ku dhaqma.
m.l
Wadaag:
Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado.
Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo.
Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.
m.dh
Wadaag: