Qeexid
"(-nno, m.dh) Dhagax sulub ah oo aan xanaf lahayn."
"(-nno, m.dh) Dhagax sulub ah oo aan xanaf lahayn."
Wadaag:
suubaan marawaxadeed m.l (jool.) Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed.
Wadaag:
Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws ka baxo.
Nooc qorratada ka mid ah oo ku nool dhulalka cadduunka ah.
Miraha goosayga iwm oo bisil marka ay wax yar dharaan.
m.dh
Wadaag:
Cid sasabid. ld suubasalaax.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-qmay, -qantay; -qmi) Wax dhuuban oo caato ah noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo.
Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.
Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
m.l
Wadaag:
(-nan, m.l) Koox ciidamada ka tirsan oo tunta muusikada gaardiska. baan2 m.dh Cunno nafaqo leh oo lagu dheefiyo qof buka ama dhaawac ah. baan3 f.mg1 Hadal dhaar, faan iyo handadaad isugu jira dhihid.
m.l
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax hagaagsasho.
Wax samaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Xabag ka baxda geedaha xijiga ah oo udgoon, la shito; mayddi, foox.
m.dh
Wadaag:
Saxaro badan, jilicsan oo nafleyda qaarkeed gadaal ka dhigto.
m.l
Wadaag:
Wax yar oo dheeri ah oo qof wax loo cabbirayo loo raacsho si loogu raali geliyo.
ld suubbin.
m.l
Wadaag: