Qeexid
"Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws ka baxo."
Qeexid Kale
Miraha goosayga iwm oo bisil marka ay wax yar dharaan.
Qeexid Xigta
Nooc qorratada ka mid ah oo ku nool dhulalka cadduunka ah.
"Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws ka baxo."
Miraha goosayga iwm oo bisil marka ay wax yar dharaan.
Nooc qorratada ka mid ah oo ku nool dhulalka cadduunka ah.
Wadaag:
suubaan marawaxadeed m.l (jool.) Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed.
Wadaag:
Cid sasabid. ld suubasalaax.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Wax dhuuban oo caato ah ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Laba af isku beddelid.
Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Wax hagaagsasho.
Wax samaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(daaw.) Saxaro jilicsan ama biyo ah oo la dhigo si is daba joog ah. Waxa sabab u noqon kara xiidmaha oo bukooda (infekshan, kolaytis, iyo cudurka “crohn”), dheefdhuuqa oo xumaata, xaaladaha acsaabtu kacsantahay iwm. Shubanku haddii uu dheeraado ama si daran u socdo wuxu keeni karaa: biyo aad u badan,cusbooyin iyo nafaqo kale oo jirka ka baxa.
m.l
Wadaag:
Wax yar oo dheeri ah oo qof wax loo cabbirayo loo raacsho si loogu raali geliyo.
ld suubbin.
m.l
Wadaag:
Wax samay san ahaansho.
Wax wanaangsan ahaan sho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: